Qaar ka mid ah dadka qaata tallaalka COVID-19 ayaa heli kara tallaallo xoojin ah
- Dadka da'doodu tahay 65 sano iyo ka weyn, 50-64 sano oo leh xaalado caafimaad oo hoose, ama 18 sano iyo ka weyn oo ku nool goobaha daryeelka muddada-dheer waa in la siiyo tallaal xoojin ah.
- Dadka da'doodu tahay 18 sano iyo wixii ka weyn waa inay qaataan tallaalka xoojinta ah ugu yaraan 2 bilood ka dib markay helaan tallaalkooda Johnson & Johnson/Janssen COVID-19.
Halkan waxbadan ka baro: