Dooro Page
Dulmarka Xulashada Go'aan-qaadashada

Dulmarka Xulashada Go'aan-qaadashada

Ma ogtahay in Wisconsin aysan ahayn "qaraabo xigta"? Haddi ay wax dhacaan oo aanad awoodin inaad samayso go'aamo badbaado leh oo ku saabsan caafimaadkaaga iyo dhaqaalahaaga, xaaskaaga ama qoyskaagu si toos ah kuuguma gaadhi karaan go'aamadaas. Isagoo...
Daryeel-siinta & U doodista

Daryeel-siinta & U doodista

Daryeel bixiyayaasha aan rasmiga ahayn, oo sidoo kale loo yaqaan daryeel bixiyaasha qoyska, ayaa ka kooban tiro badan oo reer Wisconsin ah. Dhab ahaantii, waxaa jira qiyaastii 58,000 daryeel-bixiyeyaal aan rasmi ahayn oo ku sugan gobolka, shakhsiyaadkani waxay bixiyaan 80% dhammaan daryeelka dadka waaweyn iyo dadka waaweyn ee naafada ah! Kuwaas...
Weydii I&A: Codkaaga La Maqlayo!

Weydii I&A: Codkaaga La Maqlayo!

Su'aal: Waxaan rabaa inaan caawiyo dadka inay fahmaan xuquuqdooda oo ay noqdaan kuwo awood dheeraad ah u leh in la maqlo codkooda. Waa maxay fursadaha qaar ee dadka waaweyn iyo dadka naafada ah ay isticmaali karaan si ay naftooda ugu doodaan? Jawaab: Waxaa jira ururo badan oo u dooda oo...