Ka digtoonow Websaydhyada khiyaanada ah Markaad Codsanayso iyo Maareynaysid Faa'iidooyinka Cuntada
Waaxda Adeegyada Caafimaadka ee Wisconsin iyo Adeegga Cuntada iyo Nafaqada ayaa ka warqaba websaydh been abuur ah, foodstamps.com.
Xusuusin, xubnaha FoodShare iyo codsadeyaashu waa in ay isticmaalaan oo keliya Websaydhka ACCESS si loo codsado loona maareeyo dheefaha FoodShare ama Barnaamijka MyACCESS si loo maareeyo dheefaha. Xubnaha hela gargaarka cuntada ee loo yaqaan 'FoodShare' waxay kaloo arki karaan macluumaadka ku saabsan akoonkooda 'HealthShare' iyagoo adeegsanaya barnaamijka ebtEDGE moobiilka.
Source: https://content.govdelivery.com/accounts/WIDHS/bulletins/27ca668